Mohamed Adan
Bilowgi 2019 waxaan kusoo biiray Forex,waxana soo maray schoolo kala kala duwan cadaan iyo somali , intooda badan waxa ey firsanayeen lacagtooda bishi , ayagoo ibaray oo wax aanan igu filneyn.
Higher Mind waxey ibareen wejiyada ugu muhiimsana iyo waqti kooban in suuqa kaga shaqo bilaabo
thanks markale